Doorashada Dhuusamareeb: Hunguri Wax Ka Wayn La Mariyay Wuu Dillaacaa!
By Maxamed Sheekh Cali (Doodishe) Burburkii dawladda dhexe kadib ayuu nin qaraabo la ahaa qoys le’day, dhaxal u helay gurigii ay ka tageen, Tuuladii uu joogay ayuu ka amba-baxay si uu guriga ula soo wareego. Habeenno dhowr ah markii uu … Continued