
Bahda WadheerNews, qurbo joogta iyo guud ahaanbe beesha Geri waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan, qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Ismaacil Axmed Cirguje, oo ku geeriyoday magaalada Addis Ababa.

Ismaaciil waxa uu ka mid ahaa aqoonyahanka Ismaamulka Deegaanka Soomaalida, isaga oo islamarkaana xilal kala duwan ka soo qabtay maamulladii kala dambeeyay ee deegaanka Soomaalida.
Marxuumka ayaa hadda waxa uu ahaa madaxa xafiiska hantidhawrka deegaanka Soomaalida.
Waxaan Ilaah uga baryaynaa in uu Marxuumka Jannada ka waraabiyo, qoyskiisii iyo guud ahaanba ummadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.
Aamiin
Leave a Reply