Thursday, March 28, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • Slideshow
  • Warar

Tacsi: Ismaacil Axmed Cirguje

Bahda WadheerNews, qurbo joogta iyo guud ahaanbe  beesha Geri waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan, qoyskii, eheladii iyo asxaabtii uu ka baxay marxuum Ismaacil Axmed Cirguje, oo ku geeriyoday  magaalada Addis Ababa.

Ismaaciil Axmed

Ismaaciil waxa uu ka mid ahaa aqoonyahanka Ismaamulka Deegaanka Soomaalida, isaga oo islamarkaana xilal kala duwan ka soo qabtay maamulladii kala dambeeyay ee deegaanka Soomaalida.

Marxuumka ayaa hadda waxa uu ahaa madaxa xafiiska hantidhawrka deegaanka Soomaalida.

Waxaan Ilaah uga baryaynaa in uu Marxuumka Jannada ka waraabiyo, qoyskiisii iyo guud ahaanba ummadda Soomaaliyeedna samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.