Thursday, April 25, 2024
Wardheer News
  • Slideshow
  • Warar

Tacsi: Abwaan Hadraawi

Bahda tifatirka shabakadda WardheerNews waxay iyagoo ka tiiraanyaysan halkan tacsi uga dirayaan Qoyskii, ehelkii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka Soomaaliyeed geerida naxdinta leh ee ku timd Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame (Hadraawi) oo maant ku geeriyooday magaalada Hargeysa, Soomaaliland.

Maxamed Ibraahim Warsame

Waxaanu marxuumka ilaahay uga baryaynaa inuu naxiistii janno ka waraabiyo kitaabkiisana gacanta midig ka siiyo.

Abwaan Hadraawi, waxa uu ahaa Aabaha fanka, suugaanta iyo dhaqanka, isaga oo ay u dheer tahay macalin barbaariya da’yarta. Shaki kuma jiro in geerida Abwaan Hadraawi, ay ka dhigan tahay tiir udub-dhexaad ah oo ka dumay dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed, kaalintiisana ay adag tahay cid buuxin karta.

Waxaanu mar kale leenahay Ilaah dhammaanteenba samir iyo iimaan ha innaga siiyo imarxuum Hadrwaaina janatul Firdawsa eabbe ha ugu deeqo. Aamin.

Innaa lilaahi wa innaa ilayhi raajicuun


We welcome the submission of all articles for possible publication on WardheerNews.com. WardheerNews will only consider articles sent exclusively. Please email your article today . Opinions expressed in this article are those of the author and do not necessarily reflect the views of WardheerNews.

WardheerNew’s tolerance platform is engaging with diversity of opinion, political ideology and self-expression. Tolerance is a necessary ingredient for creativity and civility.Tolerance fuels tenacity and audacity.

WardheerNews waxay tixgelin gaara siinaysaa maqaaladaha sida gaarka ah loogu soo diro ee aan lagu daabicin goobo kale. Maqaalkani wuxuu ka turjumayaa aragtida Qoraaga loomana fasiran karo tan WardheerNews.

Copyright © 2024 WardheerNews, All rights reserved

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.