W/Q: Idiris M. Cali Xubin maanso ah oo habdhaceeda la garansan yahay ma hawl badna in tix laga sameeyo. Markii uu dhegaystay aleeggadka* “hablo kebdo samaysanaya,” tusaale ahaan, Sayid Maxamed waa kii curiyay tixda ku bilaabata meeriska, “Guulla Eebbahayoow, geel nimaan dhaqin, faciis gacanta haw galin[neey]” (Aw Jaamac, 1974, b.213).[1] Xuseen Dhiqle na waa kii...
64 search results for: raadraac
WardheerNews: Oog aan Damayn
W/Q: Idiris M. Cali WardheerNews toban sano ayay baarka ka goysay. Sida ay u da’ yar tahay iyo mugga xogaha aqooneed ee ay dhitaysay isma laha. Taasna waxaa sabab u ah, oo ku mahadsan, tifaftirayaasheeda u geyllan muujinta kartida, anshaxa iyo xorriyadda ay warsididdu door ku tahay—tifaftirayaashaas oo hadh iyo habeen u geyfan sidii ay...
Dibumilicsiga Kaydka WardheerNews: Qabaa’ilka Soomaalidu ma isbahaysi baa, mise waa dhalasho?
W.Q. Maxamed Hirad Odhaahda Tifatirka: Annagoo weli ku guda jirna xuska iyo xusuusta toban guurada ka soo wareegtay aasaaskii WDN, ayaa waxaanu maanta idiinka soo xulnay kayd qoraallada ee WardheerNews maqaalkan taariihkiga ah ee uu qoray Abwaan Maxamed Hiirad, kuna soo baxay WDN Abril 26, 2010. Maqaalkani waxa uu si fiican bulshada Soomaaliyeed ugu muujinayaa...
Geeddigu Waa Xaggee?!
W.Q. Axmed Saciid Aw Muuse Waxaan aad u xasuusnahay 24kii bishii Oktoobar 1969kii. Haweenay ku labbisan guntiino, timuhu qaawan yihiin, garbasaartiina malaha jidka kaga soo luntay ee ordaysa uguna horrayso koox dad ah. Way qaylinayeen, waxayna ka yimaadeen dhinaca Monopolio. Waxay igu dhaafeen dugsigii dhexe, xiligaas, ee ka soo horjeedey wasaaraddi tacliinta. Waxaan malaynayaa inay...
XARUNTA CILMI-BAARISTA SOOMAALIDA EE JAAMACADDA ROMA3
W/Q Cabdiraxmaan M. Abtidoon Xarunta Cilmi-baarista Soomaalida ee Jaamacadda Roma 3 (Centro Studi Somali) ee ku taala dalka talyaaniga ayaa ah keyd weyn oo laga heli karo buugaag, wargeysyo, cajalado maqal iyo muuqaalba leh, sawirro iyo dukumentiyo qadiim ah iyo kuwa cusuba, raadraacyo iyo macluumaad aan horay loo daabicin. Xaruntaas oo aan dhawaanahanba dhexjoogay ayaa...
Xus iyo xasuus: Kulan Baroor-diiq ah oo London loogu sameeyay Marxuum Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali
London, Abril 13, 2014 (WDN)- Kulan baroor-diiq ah oo lagu xusayay ilaah naxariistii janno ha siiyee marxuum Danjire Shariif Saalax Maxamed Cali oo ay soo qabanqaabisay Akademiya Goboleedka Af Soomaaliga (AGA) laanteeda London, ayaa maalintii Sabtida oo ay taariikhdu ku beegnayd 12ka Abril lagu qabtay magaalada London ee xarrunta Boqortooyada Biritayn. Marxuum Danjire Shariif Saalax...
Lacagta Shilin Soomaaliga oo ka yaabisey dhaqaalyahannada adduunka
W/Q: Maxamed Dalmar Muddo hadda laga joogo 23 sano ayaa dawladdii dhexe ee Soomaaliya dhacday, hay’adihii dhaqaalaha iyo maaliyaddu burbureen, sharcigii iyo kala dambeeyntiina suuleen. Haddana lacagta shilin Soomaaligu weli way shaqaysaa, waana firfircoon tahay [1]. Waa arrinta ka yaabisey aqooynyahannada dhaqaalaha adduunka oo soo jiidatay dareenkooda. Daraasado, qoraallo iyo dood-cilmiyeed xiiso badan ayaa ka...
AAN YARA DALXIISNO
W.Q. Siciid Jaamac Xuseen Safar.. safar.. safar.. safar.. Qofka noloshiisu waa safar aan kala go’ lahayn. Safar malyuun weji leh, ayaa bani’aadmigu maalin walba galaa, oo kala kaan ah, kala maan ah, kala midab ah, kala dhadhan ah, kala waayo ah, kala door roon oo dareemmo kala duwan qofka ku beera. Safarro aan isku socdaal...
Booliquutanimada Aragtiyaha: Dhayalsi Kale!
W/Q: Idiris M. Cali Hadda ka hor waxaan ku digay, “Mar na ba is ma siin kartid aragti…uu qof kale ku saxiixanyahay”[1]; waxa aanan u digay qofka isagu, xaqsiin la’aan, qoraal amma hadaal[2]uu leeyahay ku googgoosta xogo uusan isku habaysan, amma uusan curinnin, balse uu soo irgistay. Kala shareerista aragtiyaha iyo curiyahooda, oo kama’ loo...
RAAD RAAC: DIYAAR GAROWGA CIIDUL FIDRIGA
August 7, 2013 RaadRaac (WDN)Dhamaan shucuubta Muslimiinta ee caalamka ayaa diyaar garow buuxa ugu jira soo dhaweynta munaasabadda Ciidul Fidrika. Soomaaliya waxay ka mid tahay dalalka Muslimiinta ee sida weyn loogu diyaar garoobayo Ciida. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa ka mid ah magaalooyinka laga dareemiyo dhaq-dhaqaaqyada Ciidul Fidriga. Wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho ayaa...