Odhaahda Tifaftirtka: Waxaanu akhristayaasha WardheerNews la wadaagaynaa mar kale oo aanu fursad u helnay in aanu waraysi xiise badan la yeelano Dr. Georgi Kapchits oo ah khabiir ku xeeldheer ururinta iyo cilmi baadhista afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dr. Georgi Kapchits waxa uu ku takhasusay af Soomaaliga iyo af Amxaariga, waxa uuna ku dhashay dalka...
22 search results for: kapchits
A review of “A Modern Somali Dictionary of Proverbs” by Georgi Kapchits
By Adan Makina I’ve heard many times, the brain-teasing Somali saying: “Am I crazy or there’s a music delirium going on in Aden?” However, “I have never heard nor seen anything like what my octogenarian Russian-born friend and poet who contacted me on Sunday (October 11, 2020) revealed to me. He broke to me the...
Aragtidayda “Qaamuuska Casriga Ah ee Maahmaahda Soomaaliyeed” ee uu Qoray Georgi Kapchits
Aadan Makina Waxaan maqli jiray ilaa yaraanteydii, maahmaahda ah “ma anaa waalan mise Cadan baa laga heesayaa.” “Dhegaheyga kuma maqal dhaayahayga kuma arag”, in aqoonyahan u dhashay dalka Ruushka in maanta oo Axad ah (Oktoobar 11, 2020) uu ila soo xidhiidho asagoo ila socodsiinaya in Qaamuuska Casriga Ah ee Maahmaahda Soomaaliyeed oo uu ku hawlanaa gu’yaal...
Dr. Georgi Kapchits: Aqoonyahan Abaalmarin Innaga Mudan
W.Q. Khaliil Cabdiraxmaan X.Xasan Arar: Qoraalkan waxaan jecelahay in aan si kooban ugu soo bandhigo Dr Geoergi Kapchits iyo kaalinta uu ka qaatay horumarinta afkeenna hooyo, anigoo ka gadaalna idiinku soo gudbin doona aragtiyaha ay qaar ka mid ah qorayaasha Soomaaliyeed ka qabaan aqoonyahankan. ——————— Aniga iyo Dr. Kapchits Markii aan wareysigii soo gabagabeynay ee...
Wareysi: Dr. Georgi Kapchits
Odhaahda Tifaftirka: Waxaanu akhristayaasha WardheerNews la wadaagaynaa waraysi xiise badan oo aanu la yeelanay Dr. Georgi Kapchits oo ah khabiir aad isugu taxalujiya ururinta iyo baadhista afka, dhaqanka iyo suugaanta Soomaaliyeed. Dr. Kapchits waxa uu ka waramayaa suugaanta iyo maahamaahyada Soomaalida iyo barashadiisii Afka Soomaaliga. Waraysigani waxa uu horey ugu soo baxay WardheerNews bishii Janaayo...
Dibumilicsiga Kaydka WardheerNews: Wareysi Dr. Georgi Kapchits
Odhaahda Tifatirka: Iyadoo bishan aynu ku jirno ee Nofember 24da, ay ku beegantahay sannadguuradii 10aad ee ka soo wareegtay xilligii dhidibbada loo taagay degelka WardheerNews, ayaanu jecelnahay munaasabaddaas awgeed in aan dibumilicsi ku samayno qoraallada tirada badan ee ku jira kaydka WDN, si intii hore u akhriday dib ugu xasuustaan, ciddii seegtayna ay hadda uga...
Walaalkay Barwaaqo Ilaah ha kuu naxariisto
W.Q. Dr. Georgi Kapchits Geeriyi ma qarsoonto. 3dii Maarso waxay ku timid Cabdiraxmaan Cabdullaahi Faarax ‘Guri Barwaaqo’. Waa hoog qoto dheer oo iga dhigay qof tiiraanyaysan. Waxaan hubaa in tiiraanyada aan ku suganahay ay ila wadaagayaan dad badan oo ila jeclaa marxuumka, nasiibna u lahaa in ay la kulmaan oo ay qadderiyaan qalbigiisii u furnaa...
Isha Cumar ka lulata/The Knocked-Out Eye of the Hyena: Somali Folk Tales
Reviewed by: Adan Makina Author: Dr. Georgi Kapchits Publisher: Hill Press Editor’s Note: WardheerNews, the most scholarly and journalistic digitized online magazine in the Horn of Africa wishes to share with its readers a review of the recently published book Isha Cumar ka lulata/The Knocked-Out Eye of the Hyena: Somali Folk Tales by Author Georgi...
Siciid Jaamac Xuseen“Faras”- Haldoor Ku Dayasho Mudan
Odhaahda Tifaftirka– WDN: Waxaa dhawaan bishan June 8-dii ku geeriyooday magaalada London ee dalka Ingiriiska Ustaad/qoraa Siciid Jaamac Xuseen oo ahaa saaxiib dhow ee WardheerNews, iyo shakhsi ku sifoobay wanaag, dad la dhaqan, aqoon, dadaal iyo waayo-aragnimo shacabka Soomaaliyeedna uga tagay dhaxal iyo dhiganayaal wax ku-ool ah. Shaki kuma jiro in geerida Qoraa Siciid Jaamc...
AFRAX: XILKAS KAALIN GALAY
W/Q. Cabdiraxmaan Yuusuf, Siciid-Beegsi Maxamed, Cabdicasiis Guudcadde, Magan I. M, Saxardiid Axmed iyo Jaamac Galdegsi Arar Sida uu qabo qoraaga iyo saxafiga reer Nayjeeriya, Abubakar Aadan, “Marka (waxqabadka suugaaneed) la faafiyo ama dadweynaha loo bandhigo,” loo ma baahna in uu qoraagu “difaaco ama u qiil dayo” sababtii iyo nuxurkii uu u qoray. “Waxqabadku waa in...