Raadraac: Wareysi abwaan Cali Maxamed Aadan ( Cali Siko)

Raadraac: Wareysi abwaan Cali Maxamed Aadan ( Cali Siko)

Barnaamijkeena Raadraac ee toddobaadkan waxaan idiinku soo gudbinaynaa Wareysi aannu la yeelanay abwaanka da’da yar ee Cali Maxamed Aadan (Cali Siko) oo ku nool magaalada London ee Waddanka Biritayn. Barnaamijka waxaa idinla socodsiinaya islamarkaana idiin soo diyaariyay Wariye Jamaal Axmed Cismaan.

Barnaamijka hoos ka dhegeyso

Leave a Reply

Your email address will not be published.