Qarax xooggan oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (WDN)- Qarax xooggan oo laga maqlay dhamaan Muqdisho, ayaa ka dhacay Xaafada Waaberi, waddada 21-October ee Afisyoone, iyada oo qiiqa qaraxa laga arakayay magaalada.

Qarax Muqdisho

Waararka ayaa sheegaya in uu qaraxu ka dashay gaadhi siday walxaha qaraxa, oo lala beegsaday gaadhi ay saarnaayeen dad masuuliyiin ah oo goobta marayay.

Wali lama hayo khasaarha dhimasho iyo dhawwac eek a dhasay qaraxaasi.

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.