Muqdishu( WDN)- Warsaxafadeed ka soo baxay Wasaaradda Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliyeed, ayaa lagu sheegay in maanta oo ku beegan 13 Diisember, 2018, magaalada Baydhabo lagu xiray Mukhtaar Roobow, oo ka mid ahaa musharaxiinta doorashada Maamul Goboleedka Koonfur Gabeed. Warqadaasi lagu sheegay xariga Roobow, oo soo gaadhay WardheerNews, ayaa u qorneyd sida xoos ku xusan.
———————————————-
