Dhageyso Warka Radio Wardheer

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Mey 20, 2013 (WDN)- micr_audioWardka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Weeraro madaafiic ah oo xalay lagu qaaday xarrunta Madaxtooyada Villa Soomaaliya, Dad loo soo xir xirey weeraradaasi, Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya oo dhiggiisa Suudaan la kulmay iyo Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay xannibaaddii Somaliland ay ku soo rogtey duulimaadyada QM.

Leave a Reply

Your email address will not be published.