Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Saraakiisha AMISOM oo beeniyay in ciidamadooda ay ku lug-leeyihiin kufsiga Haween Soomaaliyeed,Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo la shiray madaxda shirkadaha duulimaadyada Muqdisho,Kenya oo ka digtay weeraro dalkeeda ay ka geystaan Al Shabaab iyo laamaha amaanka oo heegan buuxa la geliyay iyo qodobo kale oo caalami ah
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply