Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 23, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Dowlada Soomaaliya oo sheegtay in wada-hadal la galeyso dhinacyada Siyaasadeed ee kasoo horjeeda,AMISOM oo sheegtay inay fashilisay weerar ay garoonka diyaardaha Kismaayo kusoo qaadeen Al Shabaab,Kenya oo cabsi ka qabta in dalkeeda gaar ahaan magaalada dalxiiska ee Mombasa ay dhawaan weeraro ka fuliyaan Al Shabaab,iyo qodobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.