Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Askar ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu dilay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, Kenya oo beenisay in ay Kismaayo ka dhoofiso dhuxusha, Ciiddamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Baydhabo, yo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply