Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 14, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Putland oo ku dhawaaqday in ay joojisay doorashada dowladaha hoose kadib dagaalo iyo rabshado ka dhacay qaar ka mid ah deegaanada Putland, dagaal Qardho ku dhexmaray kooxo hubeysan iyo ciiddamada Putland oo ay dad ku dhinteen, madaxweynaha Soomaaliya oo booqday isbitaalka Digfeer oo ay dayactir ka wadaan dowlada Turkigaiyo qoddobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.