Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wakiilka qaramada midoobay ee xafiiska siyaasadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay Garowe, saraakiil ka tirsan booliiska dalka oo ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday ciidamadA AMISOM, Midowga Yurub oo lacago ugu deeqay UNICEF si loo caawiyo carruur Soomaaliyeed,iyo qoddobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer

Leave a Reply