Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 12, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday kolonyo ay leyihiin AMISOM oo Muqdisho ka dhacay, Wasiirka arrimaha gudaha oo ka warbixiyay shirkii ay Somaliland kula yeesheen waddanka Turkiga, kooxaha Islaamiyiinta Suuriya oo dilay mid ka mid ah hoggaamiyaasha mucaaradka, hanjabaadna jeediyay,i yo qoddobo kale oo caalami ah

Leave a Reply

Your email address will not be published.