Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 11, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi ka socda Midowga Yurub oo kulan Muqdisho kula qaatay Madaxweyne Xasan Shiikh, Madaxweyne Faroole oo baaq ku aadan doorashada dowladda hoose u jeediyay dadka reer Putland, Qaramada midoobay oo ku baaqday in aan lagu deg degin dib u celinta qaxootiga Soomaaliyeed ee Kenya, Mareykanka oo diyaarado dagaal siinaya ciidanka Masar, iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.