Dhagayso Warka Radio Wardheer

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, july 7, 2013 (WDN)-

micr_audio
Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Dowlada Federaalka oo sheegtay in wada hadalo ay kula jirto Shiikh Axmed Madoobe,gudoomiyaha xisbiga UCID Feysal Cali Waraabe oo eedeeyay xubno ka tirsan Madaxtooyada iyo golaha wasiirada Soomaalinad, ku dhawaad 40 qof oo lagu dilay dalka Nigeria iyo qodobo kale oo caalami ah.

Leave a Reply

Your email address will not be published.