Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka dhacay weerar ismiidaamin ahaa oo lagu qaaday gawaari ay wateen ciidamada AMISOM iyadoona weerarka uu ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira.
Waxaa Warbixinta eegaya wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho Maxamed Nuur Amiin.
HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA QARAXA ISMIIDAAMINTA AH EE MUQDISHO
Leave a Reply