Category: Radio Wardheer

Home » Radio Wardheer » Page 159
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 19, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah,  Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta UNDP Muqdisho iyo dad ku dhintay,Qaramada midoobay iyo dowlada Federaalka oo cambaareyay qaraxa UNDP Muqdisho,Daalibaan iyo Mareykanka oo wada hadal bilaabaya, Obaama oo safar ku joogaa Jarmalka iy,iyo  Qodobo kale...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah,  Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo furay shir looga hadalayo dib usoo nooleynta waxbarashada dalka,  Guddoomiye ku xigeenkii maamulkii KMG ee Kismaayo oo la dhaawacay, Saif al-Islam oo maxakamad lasoo taagayo,iyo  Qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah,  Safiirka Soomaaliya ufadhiya Konfur Afrika oo kulan la qaatay Haweenka Soomaaliyeed ee Konfur Afrika, Wasiirka difaaca dalka oo booqday goob tababar ciidan oo ku taala Muqdisho, Xubin ka mid ah guddiga doorasooyinka Putland oo is casilay, iyo...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah,  Jaaliyadda Putland oo Madaxweyne C/Raxman Faroole kusoo dhaweeyay Melbourne,Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay dagaalo ka dhacay Duleedka Jowhar ee Shabeelaha Dhxe,Iraan oo yeelatay Madaxweyne Cusub iyo Qodobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah,  Xasan Shiikh Maxamuud oo lagu casuumay shirka G8, Faah Faahinta dagaallo ka dhacay duleedka Jowhar, Xildhibaano iyo diplumaasiyiin taageeray shirka Jubbooyinka ee Muqdisho ka dhici doona iyo qodobo kale.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 14, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxa ka mid ah, Soomaalinad oo diiday in Hargeysa ay xafiis ka furato Qaramada Midobay,Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray London,kulamana ka qeybgalaya,dadka reer Iraan oo dooranaya madaxweyne iyo qodobo kale oo caalami ah

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Gaari Hub uwaday Shabaab oo Sh/Hoose lagu qabtay, dowlada oo sagootisay safiirkii Britain ee Soomaaliya, Maamulka Ximan iyo Xeeb oo Madaxweyne cusub doortay iyo qodobo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 12, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sh oo kulan la leh 10 Safiir oo Yurub katimid, Dagaal Baydhabo ka dhacay, Axmed Madoobe oo Kismaayo tagay iyo Garabkiisa oo diiday Shirka ka dhacaya Muqdisho iyo qodobo kale

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Juun 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Madaxweyne Xasan Sheekh oo mar kale kahadlay dagaalka Kismaayo, Mahiga oo Muqdisho laga sagootiyay, Xabadjoojin laga gaaray dagaalkii Kismaayo, Booliska Kenya oo Toogtay Ruux Soomaali ah xaafada Islii iyo Qodobo kale