Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Guterres, ayaa sheegay in afar dal oo ay ku jirto Soomaaliya aanay wax cod ah ka dhiiban karin shirka sanadlaha ee Golaha Guud iyo warar kale.. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Category: Radio Wardheer
Soomaaliya oo dhisaysa ciidan Boolis: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Shir loogaga hadlayo sidii loo dhisi lahaa ciidamo Boolis ah oo tiradoodu gaareyso 32,000, Al-Shabaab oo soo bandhigtay saddex ajaaniib ka bar bar dagaalamayay iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta u ambabaxay magaalada New York ee dalka Mareykanka iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Shabaab oo la wareegtay deegaan ka tirsan Hiiraan: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo saakay weerar ku qaaday deengaanka Kala Beyrka ee gobalka Hiiraan iyo dagaal qasaara geystay oo halkaasi ka dhacay iyo warar kale.. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
Al Shabaab oo qabsatay degmada Ceel Waaq: Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo oo la wareegtay degmeda Ceel Waaq, iyaga oo gubay xero ay ciidanku lahaayeen iyo goobo kaleeto, Iska hor imaad u dhaxeeyay Ciidamada Xasilinta Caasimadda iyo Ciidamo milateri ah ayaa saaka ku dagaalamay agagaarka Kulliyadii Jaalla Siyaad iyo warar kale.. Fadlan hoos...
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Jowhar waxaa ka socdo diyaar garowga doorashada Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle oo maalinta beri ah lagu wado in ay halkaasi ka dhacdo iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xildhibaan sheegay in ay muhiim tahay Barashada Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga Soomaaliya oo sheegtay in uu Baydhabo u joogo howlaha tira koobka ciidanka XDS iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya oo sheegay in madaxda dowlada ogyihiin in ay qalad galeen kadib dhiibistii Qalbi Dhagax iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer:
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Kooxo hubeysay oo magaalada Gaalkacyo wiil ku dilay, Musharax u taagan xilka madaxweynaha Hirshabelle oo ka digay fara gilin uu sheegay in ay wado dowlada Soomaaliya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer
Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo saakay dagaal kula wareegay degmada Baladxaawo ee gobalka Gado iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:
