Category: News

Home » News » Page 2072
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta aan idiin haynno waxaa ka mid ah: Raiisul wasaare Saacid oo ka codsaday barlamanka in aysan xukuumadda cusub ula dhaqmin sidii tiisa ay ula dhaqmeen, Xubin ka mid ah barlamanka Soomaaliya oo sheegay in wali Soomaaliya aysan ka bixin KMG iyo warar kale. Halkan ka dhegeyso Warka oo dhan: Warka Raadiyo Wardheer 

Post

Mandela’s Death Leaves South Africa Without Its Moral Center

By LYDIA POLGREEN JOHANNESBURG — Nelson Mandela, South Africa’s first black president and an enduring icon of the struggle against racial oppression, died on Thursday, the government announced, leaving the nation without its moral center at a time of growing dissatisfaction with the country’s leaders. “Our nation has lost its greatest son,” President Jacob Zuma said...

Post

Hargeisa milk industry gets boost from EU grant

By Barkhad Dahir in Hargeisa Milk traders and local officials in Hargiesa have welcomed a grant worth 4 million euros ($5.4 million) from the European Union and partner agencies to improve food security and increase milk production in the Somaliland region. he initial phase of the project is limited to Hargeisa, Somaliland Minister of Livestock...

Post

Factbox – Nelson Mandela in his own words

Following are notable quotations by former South African President Nelson Mandela. “For my own part I have made my choice. I will not leave South Africa, nor will I surrender. Only through hardship, sacrifice and militant action can freedom be won. The struggle is my life. I will continue fighting for freedom until the end...

Post

South Africa’s Nelson Mandela dies

South Africa’s first black president and anti-apartheid icon Nelson Mandela has died, South Africa’s president says. Mr Mandela, 95, led South Africa’s transition from white-minority rule in the 1990s, after 27 years in prison. He had been receiving intense home-based medical care for a lung infection after three months in hospital. In a statement on...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka maanta waxaa ka mid ah: Qarax khasaara kala duwan geystay oo ka dhacay magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga maamulka Puntland  iyo madax weynaha Soomaaliya oo falkaasi canbaareeyay iyo  warar kale. Hakan ka dhegeyso warka oo dhan: Warka Raadiyo Wardheer 

Post

Qarax Ismiidaamin ah oo loo Adeegsaday Baabuur oo ka Dhacay Magaalada Boosaaso (Faahfaahin)

Boosaso, Disember 05, 2013 (WDN)- Warar faahfaahsan, ayaa ka soo baxaya qaraxii ismiidaaminta ahaa ee maanta barqanimadii lala beegsaday kolonyo gawaari ah oo siday ciiddamo ka tirsan kuwa Puntland, gudaha magaalada dekedda ah ee Boosaaso. Weerarkan oo loo adeeegsaday baaruur lagu soo rakibay walxaha qarxa, ayaa la sheegayaa in uu geystay khasaare naf iyo maalba...

Post

Somaliland: Xarunta Xuquuqal Insaanku Waxay Si Adag u Canbaaraynaysaa Xadhiga, Garaaca iyo Cago-juglaytna Suxufiyiinta

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxay si adag u canbaaraynaysaa xadhiga afar suxufi oo lagu xidhay 3dii bishan magaalada Hargeysa. Suxufiyiintaas waxa la xidhay iyaga oo ka qayb-gelaya mudaharaad nabad ah oo ay ku cabirayeen sida ay uga xun yihiin sii daynta la sii daayey nin loo haystay inuu weeraray xarunta wargeyska Hubaal. Maanta, 5 December, ayaa...