Category: News

Home » News » Page 1993
Post

Police raid the home of a Muslim man who praised his brother for fighting ‘holy war’

POLICE have raided the home of a Muslim who went on TV praising his dead brother for fighting “holy war” in Syria. By Dominik Lemanski and Neil Doyle TARGET: Mustakim during his interview on Newsnight [IG/BBC] Mustakim Jaman was on Newsnight in December to talk about his older sibling Ifthekar – who boasted of fighting a...

Post

Number of Saudi students in US reaches 111,000

In this undated file photo shows education counselors at the US Embassy provide guidelines for Saudi students during an expo. (AN) JEDDAH: IBRAHIM NAFFEE The number of Saudi students in the United States has reached 111,000 this year, up from 10,000 in 2007 while the number of Saudi students studying medicine in the States is...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa maanta kamid ah: Xukuumadda Federaalka oo sheegtay in ay dhawaan billaabayso dhismaha maamullada dagmooyinka iyo goballada dalka, Shabaabka oo sheegay in ay ciiddamo ka mid ah kuwa dowladda oo gaaraya 100 ku dhawaad ay ku soo biireen dhankooda iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Post

US military presence growing in Djibouti, other Africans sites

By KEVIN J KELLEY The recent announcement of a planned White House meeting between US President Barack Obama and Djibouti’s leader highlights the considerable importance to the US military of the small nation bordering Somalia and Eritrea. President Obama’s scheduled May 5 talks with President Ismail Omar Guelleh, which are likely to focus in part on...

Post

Xukuumadda Siilaanyo Iyo Shirkadaha Isgaadhsiinta Oo Iskaashanaya oo Xayiray Website-kii Wargeyska Haatuf

Hargeysa, (Haatuf) – Xukuumadda Somaliland iyo shirkadaha isgaadhsiinta ee Somtel, Telesom iyo Africanonline oo iskaashanaya, ayaa Website-kii Haatuf  ka xidhay dadweynihii ka booqan jiray Somaliland gudihiisa. Waa markii u horraysay ee tallaabo noocan ah shirkadaha isgaadhsiintu ku dhaqmaan iyagoo fulinaya amar xukuumadeed oo lagu faafreebayo warbaahinta dalka. Xarunta Wargeyska Haatuf, ayaa madaxweyne Siilaanyo iyo qoyskiisu...

Post

Warsaxaafadeed: Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaare Cabdiweli oo maanta lagu qabtay magaalad Kismaayo

Kismaayo, Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay, kuna sugnaa muddo hal toddobaad ah magaalada Kismaayo ee xarrunta maamulka Jubba, ayaa maanta lagu qabtay xarrunta Ceymiskii hore.   Munaasabaddan ayaa waxaa lagu casuumay madax dhaqameedyada gobolada jubbooyinka iyo Gedo,...