Category: Featured

Home » Featured » Page 94
Post

Dr Cali Khaliif Galaydh oo Loo Doortay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo iyo Magaalada Laas Caanood oo Laga Taageeray

Wararka aan ka helayno tuulada Saax Dheer oo maalmihii ugu dambeeyay uu shir uga socday cuqaasha, waxgaradka iyo mas’uuliyiinta Khaatumo, ayaa sheegaya in halkaasi loogu doortay madaxweynaha cusub ee maamulka Khaatumo Dr Cali Khaliif Galaydh oo ka mid ahaa mas’uuliyiintii dadaalka dheer u soo galay dhismaha maamulka Khaatumo. Md. Cali Khaliif Galaydh oo uu xilkan...

Post

Kenyan police dogged by extortion charges

Somali refugees arrested in counter-terror crackdown forced to bribe police despite having proper identification papers. By Mohammed Yusuf Kenyan trader says detainees bribed their way to freedom [Mohammed Yusuf/Al Jazeera] Nairobi, Kenya – When Kenya’s security forces knocked on the door of Abdinassir Ismail’s house during a counter-terror crackdown last May, little did he know that they would ask...

Post

Mudaharaad: Madaxweynaha Soomaaliya

Date: 6:00 PM,  Friday & Saturday, Aug 09, 2014 Location: Northrop Auditorium, University of Minnesota 84 Church St, SE Minneapolis, MN 55455 Contact: Osman Ahmed-: 612-598-6438 Abdillaahi A. : 612- 366-4899 Sadik Abdi: 612- 235-7632

Post

What after Ramadan?

Ramadan ends, but not the journey of spiritual attainment. ABU JAMAL When the blessed month of Ramadan ends we leave behind the month emphasizing mercy, forgiveness, and freedom from the hellfire. But what do we take with us? We challenged our nafs (desires) and made progress. Now is the time to continue that progress, not...

Post

Lacagta hawada marta (mobile money)

W.q. Maxamed Dalmar Waxaan xusuustaa sanadkii 2013 horrantiisii in dawladda Soomaaliyeed, oo markaas cusbayd, ay soo foodsaartay dhibaato dhaqaale oo kaga imaaneysey xagga sarrifka doollarka iyo shilin Soomaaliga. Waxaa xilligaas aad hoos ugu dhacay qiimaha doollarka Maraykanka markii loo fiiriyo qiimaha shilin Soomaaliga oo aad sare ugu kacay. Waxaan xusuustaa xiisaddii arrintaasi abuurtay iyo dhaliishii kululayd...

Post

Falan-qeyn: Xeel-dheerida Qoraal ee Suuratul Yuusuf

Qore:Cabdullaahi Janno Quraanka Kariimka ah cajaa’ibtiisa waxaa ka mid ah in lagu sifeeyay mid aysan culimadu ka dhergin.  Jiil walba arrimo cusub oo waqtigooda ku habboon ayay kala kulmaan.  Sidaa la ajligeed, Aayadda 67-aad ee Suuradda al-Ancaam ku jirto [لِّكُلِّ نَبَإٍ مُّسْتَقَرٌّ ۚ وَسَوْفَ تَعْلَمُونَ] waxay qaar culimadu ku fasireen inay tahay in si tartiib tartiib...

Post

Kenya opposition demands troops quit Somalia after attacks

Kenya’s opposition leaders demanded on Monday the country withdraw troops from Somalia after a spate of bloody attacks by militants at home, but dropped a demand for talks with the government. Before the opposition rally began, police fired tear gas at protesters who chanted slogans against President Uhuru Kenyatta and clambered over statues in Nairobi’s...