Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka oo war ka soo saartay weerar laga fuliyay agagaarka Gobolka Banaadir, kaasoo la rumeysan yahay in lagu dilay sarkaal shabaab ah iyo warar kale. Fadlan halkan … Continued

Warka Radiyo Wardheer

Warka Radiyo Wardheer ee aan iidiin heyno waxaa ka mid ah: Dowlada Soomaaliya oo ka hadashay Furaha Soomaaliya oo wadama ka mid ah qaarada Yurub lagu dhaco, Al shabaab oo dib isaga baxday goobihii ay shalay ku weerareen Roobow cali … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dadweynaha Kenya oo maanta oo Talaado ah, 8-da August 2017, u dareeray goobaha cod-bixinta doorashooyinka guud ee dalkaas, wafdi ka socda QM oo maanta gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Mudane Taabid Cabdi Maxamed oo maanta goob ay isugu soo baxeen darawaliinta bajaajta magaalada Muqdisho kula hadlay iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Maamulkii degmada Baladxaawo oo xabsiga laga sii daayay,  xildhibaanno ka tirsan Barlamanka Jubbaland oo ugu baaqay maamulka in la tageero ciiddanka howlgalka ka wada duleedka Kismaayo iyo Warar kale. Warka oo dhan … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Al-shabaab oo sheegatay mas’uuliyadda dilkii xalay degmada Yaaqshiid loogu geystay guddoomiyihii gobolka Galgaduud Ee maamulka Galmudug Alle ha unaxariistee Maxamed Daaci Sheekh Cali Cilmi, Xeraale oo ka tirsan Galgaduud oo shalay uu … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Al-shabaab oo la wareegay degaanka Leego fe gobolka Shabellaha Hoose iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gabi ahaanba ka baxday heshiisyadii ay kula jirtey dhamaan shirkadaha sida gaarka ah loo leeyahay ee bixiya adeegyada kala duwan ee Dowladda loo sameeyo. iyo … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Warar kala duwan oo ka soo baxaya qarax shalay ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta Jubaland iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Qarax loo adeegsaday gaari oo ka dhacay Kismaayo goob lagu qaxweeyo iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso    

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Madaxweynaha Soomaaliya oo amray howgal lagu dilay sarkaal Shabaab ahaa, Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in gargaar caafimaad oo dibadda ah ay heli doonaan dadkii shalay ay waxyeelada ka soo gaartay qaraxii Al … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Faahfaahin ka soo baxaysa qarax gaari loo adeegsaday oo ka dhacay waddada Maka Al-Mukarama iyo warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso