Wednesday, July 03, 2024
Wardheer News

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Al Shabaab oo saakay dagaal kula wareegay degmada Baladxaawo ee gobalka Gado  iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa maanta waxaa ka dhacay qarax Ismiidaamin ah oo uu fuliyay ruux xirnaa walxaha qarxa iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso Warka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Xildhibaano edeyn u jeediyay Xukuumada Soomaaliya ku aadan dhiibistii Qalbidhagax ee Itoobiya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer:  

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Afhayeenka Ururka ONLF, ayaa u sheegay Idaacadda Mustaqbal in ay been abuurtahay hadalka ka soo baxay dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya oo sheegaya in ONLF ay xiriir la leedahay … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo dhiggiisa Itoobiya kala hadlay sii deynta maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran xabsiyada Itoobiya iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Radio Wardheer

Warka Radio Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Dibadbax ka dhacay Muqdishu oo lagaga soo horjeedo dhiibida Md. Cabdikariim Sh. Muuse ee dalka Itoobiya iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer  

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka Kismaayo, dhibaato ka taagan Isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyos warka Raadiyo Wardheer:      

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay duleedka Kismaayo,  Dhibaato ka taagan Isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Dowladda Mareykanka oo sheegtay in Sarkaal Shabaab ah ay ku dishay duqeen ka dhacday Shabeelaha Hoose  iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso  

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Dadkii lagu laayay Bariire oo Muqdisho lagu aasay, Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey oo muddo kordhin u sameeyay howlgalka AMISOM  iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maamulka degmada Garbahaarey oo sheegay in ay ay maanta Muqdisho soo gaarsiin doonaan sarkaal Al Shabaab ah oo shalay isku dhiibay ciidanka dowlada iyo warar kale. Fadlan hoos ka … Continued

Warka Raadiyo Wardheer

Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Shabaab oo weerar ku qaaday ciiddamada Kenya meel aanan ka fogeyn deegaanka Dhamase ee ku yaalo nawaaxiga Magaalada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari iyo Warar kale. Warka oo dhan hoos ka dhegeyso