Cabdiwali oo ku haray wareegii koowaad ee Doorashada Puntland

Cabdiwali oo ku haray wareegii koowaad ee Doorashada Puntland

Garoowe (WDN)- Doorashada Puntland oo ka socota magaalada Garoowe, ayaa wareegii kowaad waxaa iskugu soo hadhay sadex musharax:

  1. Saciid Cabdillaahi Deni – 20 cod
  2. Asad Cismaan – 17 cod
  3. Faarax Cali Shire- 9 cod

Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiwali Gaas, ayaa isagu helay 8 cod, isla markaana ku hadhay wareegii koowaad.

WardheerNews

Leave a Reply

Your email address will not be published.