Tuesday, April 23, 2024
Wardheer News
  • Featured
  • News

Bishaaro: Dharka Jimicsiga Haweenka Muslimiinta

Waxa ay Modst Gym ugu bishaaraynaysaa haweenka muslimiinta ee ku dhaqan dalka Biritayn in ay u hayso dhar asturan oo tayo leh, cabbirkooduna kala duwanyahay, looguna talo galay xilliga ay samaynayaan jimicsiga. Qiimuhu waa mid ku raaligelin doono.

Haddaba haddii aad danaynayso ama wixii faahfaahin ah booqo website modstgym.co.uk oo aad dharkan ka dalban kartid.

Mahadsanid

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.