Author: Jamaal

Dhagayso Warka radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka radio Wardheer

Muqdisho, july 18, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Zakariye Xaaji Maxamuud.Ugaas cabdi Wali iyo Cabdi Nuur Siyaad”Waal” oo beeniyay eedeeyn kaga timid kooxda Monitering Group,AMISOM oo ka hadashay bixitaanka ciidamada Itoobiya ee qaar ka mid ah gobollada dalka,Qaramada Midoobay oo ka digtay shidaal xilligan laga...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 17, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Ra’iisul Wasaare Saacid oo sheegay in ay mideynayaan dhamaan ciidamada hoos yimaada dowlada,Wasirrka warfaafinta Cilmooge oo ka hadlay sida ay dowlada Soomalaiya ugala macaamileyso arrimaha hawada Somaliland,qaar ka mid ah Saxafiyiinta ka howlgala Muqdisho oo dhaliilay sharciga...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 16, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Xukuumadda oo ka hadashay sharciga cusub ee saxaafadda Soomaaliya,Wasiirka Gaashaandhiga C/Xakiin Fiqi oo gaaray Itoobiya,Midowga Yurub oo ka hadlay shirka dhawaan Biljim loogu qabanayo Soomaaliya yo qoddobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 15, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Askar ka tirsan dowladda Soomaaliya oo lagu dilay suuqa Bakaaraha ee Muqdisho, Kenya oo beenisay in ay Kismaayo ka dhoofiso dhuxusha, Ciiddamada Itoobiya oo ka baxay magaalada Baydhabo, yo qoddobo kale oo caalami ah.

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 14, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, dowladda Putland oo ku dhawaaqday in ay joojisay doorashada dowladaha hoose kadib dagaalo iyo rabshado ka dhacay qaar ka mid ah deegaanada Putland, dagaal Qardho ku dhexmaray kooxo hubeysan iyo ciiddamada Putland oo ay dad ku dhinteen,...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 13, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wakiilka qaramada midoobay ee xafiiska siyaasadda Soomaaliya oo booqasho ku tagay Garowe, saraakiil ka tirsan booliiska dalka oo ka warbixiyay qasaaraha ka dhashay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee shalay lagu qaaday ciidamadA AMISOM, Midowga Yurub oo lacago ugu...

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Muqdisho lagula eegtay ciidamada AMISOM
Post

Wararkii ugu dambeeyay ee qaraxii ismiidaaminta ahaa ee Muqdisho lagula eegtay ciidamada AMISOM

Ugu yaraan afar qof ayaa ku dhimatay ilaa toban kalana way ku dhaawacmeen qaraxii ismiidaaminta ahaa ee lagula eegtay magaalada Muqdisho kolonyo ay wateen ciidamada AMISOM oo marayay inta u dhaxeysa wadada KM4 iyo garoonka diyaaradaha Aden Cadde. Saraakiil ka tirsan dowlada oo ka hadalay qaraxa ayaa sheegay in uusan weerarka geysanin qasaare badan. Dadkii...

Dhagayso: Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Muqdisho Iyo Wariye Maxamed Nuur Amiin
Post

Dhagayso: Qaraxii Ismiidaaminta Ahaa Ee Muqdisho Iyo Wariye Maxamed Nuur Amiin

Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ka dhacay weerar ismiidaamin ahaa oo lagu qaaday gawaari ay wateen ciidamada AMISOM iyadoona weerarka uu ka dhashay qasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jira. Waxaa Warbixinta eegaya wariyaha Radio Wardheer ee Muqdisho Maxamed Nuur Amiin. HALKAN KA DHAGAYSO WARBIXINTA QARAXA ISMIIDAAMINTA AH EE MUQDISHO  

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 12, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday kolonyo ay leyihiin AMISOM oo Muqdisho ka dhacay, Wasiirka arrimaha gudaha oo ka warbixiyay shirkii ay Somaliland kula yeesheen waddanka Turkiga, kooxaha Islaamiyiinta Suuriya oo dilay mid ka mid ah hoggaamiyaasha...

Dhagayso Warka Radio Wardheer
Post

Dhagayso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, july 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan dhageystayaal waxaa ka mid ah, Wafdi ka socda Midowga Yurub oo kulan Muqdisho kula qaatay Madaxweyne Xasan Shiikh, Madaxweyne Faroole oo baaq ku aadan doorashada dowladda hoose u jeediyay dadka reer Putland, Qaramada midoobay oo ku baaqday in aan lagu deg degin...