Author: Jamaal

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 11, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Wada-hadalladii DFS iyo maamulka Somaliland oo ka furmaya Turkiga, Roob ka da’ay Wanlaweyn, Waxbarashada reer Miyigi Puntland oo la tayeynaayo iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 10, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo Muqdisho ku qaabilay wafdi Ingriiska ka socdey, Britain oo Uganda ku amaantay howlgalka AMISOM, xildhibaan eedeeyay xukuumadda iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 09, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Dowladda oo ka hadashay isku deygii lagu dili lahaa Sheekh Bashiir, Madaxweyne Xasan Sheekh oo kormeeray xarumo ciidan, Maamulka Isbitaalka Banadir oo ka warbixiyay xaaladda caafimaad ee bukaannada Isbitaalkaasi la geeyo iyo qodobbo kale.

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 08, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Shirkii IGAD ee arrimaha Soomaaliya oo dib u dhac ku yimid, Wasaaradda maaliyadda oo diiddey in la qaado canshuuraad aysan ogeyn iyaga, ciidamada oo laga saarayo Kismaayo iyo qodobbo kale.

RaadRaac: Xildhibaan dhaliilay shirka Jubbaland
Post

RaadRaac: Xildhibaan dhaliilay shirka Jubbaland

RaadRaac (WDN)  Xildhibaan C/qaadir maxamaed Aaden Sandheere, oo ka mid ah mudanayasha baarlamanka Soomaaliya, ayaa qaba in ajaaniib ay ku lug leeyihiin shirka Jubbaland, waxana uu ku baaqay in taa badalkeeda marka hore la qabto shir lagu heshiinaayo. Dhageysi wacan Banaamijka Raadraac ee Radio Wardheer.  

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 07, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah, Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay digniinta ay Britain soo saartay, maalinta caafimaadka adduunka oo Muqdisho laga xusay, xaaladda caafimaad ee caruurta Muqdisho ku dhaqan, Guddoomiye Jawaari oo Oslo jooga, Raysal wasaare Saacid iyo wasiirka arrimaha gudaha oo Baarlamaanka looga yeeray...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 06, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Raysal wasaare Saacid, oo si diirran loogu soo dhaweeyay Addis-ababa, Shir ay IGAD ka yeelanayaan maanta arrimaha Soomaaliya, Britain oo ka digtay qaraxyo iyo weeraro argagixisnimo oo ka dhici kara Muqdisho iyo deegaannada u dhow dhow iyo qodobbo...

Dhageyso Warka Radio Wardheer
Post

Dhageyso Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 05, 2013 (WDN)-Warka  Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo Muqdisho ku qaabilay ajaaniib dooneysa inay maal-gashi ku sameystaan Muqdisho, Shirkii garsoorka oo Muqdisho wali ka socda, QM oo ku baaqday in garsoorka Soomaaliya la adkeeyo iyo qodobbo kale.

Dowladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti
Post

Dowladda Soomaaliya oo deeq hub ah ka guddoontay dawladda Jabuuti

Djibouti,  (WDN)- Warbixin naga soo gaadhay xafiiska warbaahinta ee ra’iisal wasaaraha Sooomaaliya Md. Cabdi Faarax, ayaa lagu sheegay in ra’iisal wasaarah Soomaaliya uu ka gudoomay dawlada Jabuuti deeq gaadiid ciidan,. Warabixintaasi ayaa u qorneyd sida hoos ku xusan. _________ Ra’iisal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa maanta ka guddoomay dawladda Jabuuti deeq...

Dhageys Warka Radio Wardheer
Post

Dhageys Warka Radio Wardheer

Muqdisho, Abril 04, 2013 (WDN)-Warka Radio Wardheer, Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxa ka mid ah; Jabuuti oo gaadiid ciidan ku wareejisay dowladda Soomaaliya, Wafdi ka socda Puntland oo Kismaayo gaaray, Garroonka dayaaradaha ee Taleex oo dhismayaal lagu kordhinayo iyo qodobbo kale.