Muqdisho, September 5, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah,Qaraxyo Silsilad ah oo Xalay Muqdisho ka dhacay,Hogaamiyaha Mamaulka KMG ee Jubba oo ku wajahan caasimadda Muqdisho,Mareykanka oo ugu dambeyn weeararaya dalka Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah
Author: Jamaal
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 3, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo ay la leeyihiin Odayaasha,Xarakada Al shabaab ayaa gowracday mid ka mid ah gudoomiyaasha degaanada hoostaga Degamada Afmadow,Maraakiib iyo diyaarado dagaal...
Madaxweyne Xasan Shiikh oo safar dhulka ah ku tagay magaalada Marka iyo kulumo soconaya
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka markii u horeysay safar dhulka ah ku gaaray magaalada Marka ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoo ah booqashadii u horeysay oo dhulka ah oo Madaxweynuhu ku tago meel ka baxsan Caasimada Soomaaliya. Ammaanka ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo ciidamo fara badan lagu daadiyay wadada isku xirta Muqdisho ilaa...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 2, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Shir looga aarinsanayo aayaha Dalka oo caasimadda Muqdisho ka furmay,Dagaalo iyo dilal xalay ka dhacay magaalada Muqdisho iyo magaalada Bardaale,Faransiiska oo barlamaankiisa ka raadinaya qaabkii uu ku weerari lahaa Suuriya,iyo qodobo kale oo caalami ah.
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, September 1, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Banaan-bax lagu taageerayo heshiiskii Dowlada iyo Maamulka Jubba oo Muqdisho ka dhacay,Ahlu-Sunna oo sheegtay in ay xilkii ka qaaday gudoomiyihii fulinta,Shir-weyne looga hadlayo arrimaha Maamul goboleedyada oo Caasimadda ka furmay,dagaalo u dhaxeeya Al Shabaab iyo Ciidamada...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 31, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Ra;iisul Wasaaraha Soomaaliya oo gaaray dalka Sacuudiga,dagaallo u dhaxeeya ciidamada dowlada iyo Al shabaab oo ka dhacay degmada Hiliwaa ee Muqdisho,Banaan-bax looga soo horjeedo heshiiska dowlada iyo maamulka Jubba ee Kismaayo oo ka dhacay Baydhabo,iyo qodobo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 30, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweyne Xasan Shiikh oo ka hadlay wax-qabadka maamulkiisa xilligii uu jiray,Wasiirada arrimaha dibadda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo laabatay Kadib safar muddo ay ugu maqneyd shiinaha,Mareykanka oo sheegay in diidmada baralamaanka Ingiriiska aysan ka hor...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 29, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Soomaaliya iyo maamulka KMG ee Jubba oo ka hadlay heshiiskii Adiss ababa, Shaqaalaha dowlada oo markii ugu horeysay mushaar ka qaadanaya Bangiga Dhexe,Dagaallo xooggan oo ka soconaya dalka Congo,iyo qodobo kale oo...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 28, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Mas’uuliyiin ka tirsan dowlada Itoobiya oo sheegay in Adiss Ababa ay ku heshiiyeen dowlada Soomaaliya iyo Jubbaland,Wasaaradda gaashaandhiga oo lacagaha mushaarka ah u kordhisay ciidamada,Maamulka Galmudug oo baaq u jeediyay dowlada Federaalka,Mareykanka iyo Yurub oo ku...
Dhagayso Warka Radio Wardheer
Muqdisho, August 27, 2013 (WDN)- Warka Radio Wardheer, kulanti wacan dhageystayaal,Qodobbada warka aad ku maqli doontaan waxaa ka mid ah, Madaxweynaha oo magacaabay gudiga amaanka qaranka, Dagaal Qabiilo ku dhexmaray duleedka Gaalkacyo, Dowlada oo Shirweyne dib uheshiisiin ah ku qabanaysa Muqdisho, Ra’isul Wasaare Saacid oo iclaamiyay in 24-ka August ay tahay maalinta xaduuqda aadanaha Soomaaliya iyo...