Author: Amacausa

Home Amacausa
Mahadhadii Maxammad Nuur (Q. 5 aad)
Post

Mahadhadii Maxammad Nuur (Q. 5 aad)

Sheeko murtiyeed Soomaaliyeed: Gar Gar Diidday “ Maalin ayaa nin geel la jooga hal baadi ahi soo raacday. Ninkii ayaa geelii soo hoyiyay.Markaas ayaa habeenkii geelii libaax u soo dhacay oo hashii dilay. Hashii ayaa bakhtiday.Kolkaa ayaa aroortii ninkii hasha lahaa u yimid oo yiri, “hal baadi ah ma aragtay?” Kii kale ayaa yiri, “haa,...

Safar aan Jaho lahayn: Qaybtii 6aad
Post

Safar aan Jaho lahayn: Qaybtii 6aad

Bishii Febraayo 1978, ayaa dagaalkii dhawrka bilood soconayay ee dhex maray Itoobiya iyo Soomaaliya marxalad iyo waaya cusub galay.  Daadkii oo xagga kale ku soo rogmaday ayaa la arkay.  Ciidankii Soomaaliyeed oo aan u babac dhigi karayn huwanta isbiirsatay ee Midowga Soofiyeeti calanka u sido, ayaa amar lagu siiyay inay Itoobiya ka soo baxaan.  Cabsi...

1980s Somali pop group enjoying unexpected revival
Post

1980s Somali pop group enjoying unexpected revival

The Columbus Dispatch In recent weeks, Columbus-based, Somali-born musician Abdinur Daljir has drawn press accolades more commonly bestowed on American rock stars. Pitchfork, a picky and powerful music website, called his global pop “a superb glimpse of what was” and touted “synth lines and accent percussion that would sound at home on Phil Collins’ No...

Somalia: A Government Failing at its own Peril
Post

Somalia: A Government Failing at its own Peril

  Preface Somalis could aptly capture the disappointment with Hassan Sheikh Mohamoud’s administration in the following proverb: “Dhedo roob noqon weydey!” and a fittingly comparable Indian saying goes “Clouds come floating into my life, no longer to carry rain or usher storm….,” One must wonder why conditions in Mogadishu and adjoining southwestern regions of Somalia...