Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 823
Post

War Murtiyeed: Kulanka Wadatashiga Madaxda Qaran iyo Madaxda Dowlado Goboleedyada

War Murtiyeed Muqdishu- Madaxda Dawladda Federaalka iyo kuwa Dowlado Goboleedyada ayaa kulan wadatashi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho intii u dhaxeysay Abriil 15-16, 2017. Waxaa kulanka shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, waxaana ka soo qayb galay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Mudane Xasan...

Kenya Ranks Third As Tourist Destination in Sub-Sahara Africa
Post

Kenya Ranks Third As Tourist Destination in Sub-Sahara Africa

By Paul Redfern Kenya is now the third highest ranked sub-Saharan African country in terms of its travel and tourism competitiveness, according to a World Economic Forum report. The report says that Kenya has moved ahead of Namibia into third position in the ranking, which includes factors such as the business environment, safety and security,...

Ethiopian Inaugurates Three Wide Body Paint and Maintenance Hangars
Post

Ethiopian Inaugurates Three Wide Body Paint and Maintenance Hangars

Press Release: Africa’s largest Aviation Group, Ethiopian Airlines, proudly announces the inauguration of three more wide body hangars during the ICAO Symposium which Ethiopian is hosting from April 11-13, 2017. Equipped with state of the art tele-platforms and tail docks: a full Paint and General Maintenance hangar along with 15,000 Sq.m backside offices, different shops...

Ports, Politics, and the Humbug of Farmajo’s Government
Post

Ports, Politics, and the Humbug of Farmajo’s Government

By Faisal Roble When Yesterday Resembles Today As President Mohamed Abdullahi Farmajo settles down in Villa Somalia with his outsized cabinet watching over empty coffers, he encounters a political landscape that resembles the era of “Scramble for Africa,” and the dismemberment of Somali territory. Between 1884 and 1887, Somali strategic ports were all in the...

WAR AAN  LA  HUBSAN, WAA  LAGU  WAREERAA
Post

WAR AAN LA HUBSAN, WAA LAGU WAREERAA

W/Q Cabdalla Xaaji Cusmaan Bishii May ee sannadkii 2000 waxa Jabuuti laga aasaasay shirkad aan iyada oo kale horey Jabuuti looga furin, waa mid hawsha ay qabanayso ku cusub tahay dhaqanka reer Jabuuti iyo Soomaali oo dhanba. Waxa iska leh nin horey askarta uga tirsanaan jirey oo la yidhaa Geeldoon Cumar oo loo yaqaan Saarre. Mar...

Kenya, Qatar sign pact on tourism cooperation
Post

Kenya, Qatar sign pact on tourism cooperation

By Bob Koigi, Africa Business Community Kenya and the rich Persian Gulf nation of Qatar have signed agreements of cooperation on tourism, education and culture as part of activities marking the Emir of Qatar’s State Visit to East Africa’s economic powerhouse. The agreements were signed after President Uhuru Kenyatta and His Highness Tamim bin Hamad...

Post

Shabab pledges ‘doubled response’ to US expansion

MOGADISHU: The Somalia-based Al Shabab claims that its escalation of deadly attacks is in “doubled response” to President Donald Trump’s approval of expanded US military efforts against it, an organisation that monitors extremist groups says. Shabab’s statements come after Somalia’s new military chief survived a suicide car bomb attack on Sunday following his swearing-in with...

Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya Qeybta Galmudug ka howlgasha ayaa maanta xoog ku soo furtay Ajaanib muddo Asbuuc  iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:  

Madaxweynaha Puntland oo Dalka Bib Ugu Soo Laabtay, Baaqna U Diray Shacabka Magaalada Gaalkacayo
Post

Madaxweynaha Puntland oo Dalka Bib Ugu Soo Laabtay, Baaqna U Diray Shacabka Magaalada Gaalkacayo

War Saxafadeed Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wefti balaadhan uu hogaaminayo ayaa maanta 12 April 2017 Dalka dib ugu soo laabtay kana soo degey magaalada Gaalkacayo ee xarunta gobolka Mudug, halkaasi oo si diiran loogu soo dhoweeyey Madaxweynaha iyo weftigiisa. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxaa magaalada Gaalkacayo gaar ahaan garoonka diyaaradaha ee...