Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 812
Warka Raadiyo Wardheer
Post

Warka Raadiyo Wardheer

Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil ah ku fulisay Yuusuf Xuseen Maxamuud oo dilay Taliyihii Nabad Sugidda Gobolka Shabeellaha Dhexe marxuum C/wali Ibraahim Maxamed iyo warar kale. Fadlan hoos ka dhegeyso warka Raadiyo Wardheer  

Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya oo daah-furey Ololaha bilicda dalka

Muqdishu- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa si rasmi ah u daah furay Ollolaha nadaafadda ee bilicda dalka oo maanta ka bilowday magaalada Muqdisho, kaasoo lagu aruurinayo qashinka yaala goobaha aan loogu tala galin iyo wadooyinka magaaalda. Ra’iisul Wasaare...

Nairobi’s Pinnacle Towers to be Africa’s Tallest Building
Post

Nairobi’s Pinnacle Towers to be Africa’s Tallest Building

By John Wanjoh Work on what will be Africa’s tallest building has kicked off after the laying of the foundation of a 70-floor mixed-use twin tower development in Nairobi’s Upper Hill area. Hass petroleum in collaboration with White Lotus project will be developing the Sh20 billion Pinnacle Towers, which will include a 45-floor Hilton hotel....

Post

Manchester Massacre. I hope humans can regain its humanity

By Abubakar N. Kasim Words can’t describe the magnitude of the horrific tragedy unfolding in Manchester, UK where at least 22 people have lost their lives including innocent children. It shows the barbaric nature of this evil act where even children are not excluded. Don’t the evil perpetrators also have kids of their own, I wonder....

Blast in Somali capital kills five, injures six – official
Post

Blast in Somali capital kills five, injures six – official

By Feisal Omar MOGADISHU (Reuters) – A blast in the Somali capital killed five civilians and injured six more on Wednesday, a city spokesman said, underscoring the ability of Islamist insurgents to carry out bombings despite territorial losses. “We have confirmed five civilians, including a mother and her son, died,” said Abdifatah Omar Halane, spokesman for...

Post

Geeddisocodka dhaqaalaha Soomaaliyeed

W/Q. Maxamad Dalmar Odhaahda tifaftirka: Dad badan oo ku xeel dheer arimaha Soomaaliya, ayaa aaminsan in burburka iyo dhibaatooyinka ka dhacay Soomaaliya ay gundhig u aheyd ama u tahay maamul xumo ku timid dhinaca dhaqaalaha iyo hantida dalka (public financial mismanagement). Haddaba war bixintan uu soo diyaariyay Md. Maxamed Dalmar, oo ka hor burburkii dowladdii...

Post

Rehabilitation of our psychological and verbal paralysis

By Jama Hersi ‘I do not speak of fools, I speak of wisest men; and it is among them that imagination has great gift of persuasion.’ Blaise Pascal.  The purpose of writing for me is the capacity of engaging one’s inner world that endows diagnostic, therapeutic and didactic feeling simultaneously; a capacity that intimately allures the challenges and...