Author: WDN

Home » Archives for WDN » Page 759
Post

Ethiopian launches new mobile application for passengers

The leading aviation group and the fastest growing airline in Africa, Ethiopian Airlines has launched an Android-based mobile application. The new mobile app encompasses an array of features that enhance customers’ travel experience with simplified and end-to-end options for flight booking and management. Tewolde GebreMariam, Group CEO, Ethiopian Airlines remarked, “In the age of ‘the internet of...

Post

“Soomaaliyada Cusub” ma tahay Eraybixin laga fiirsaday?!

W/Q Wasiir Cabdifitaax Nuur (Ashkir) Habeennimadii 2-dii bisha Desember ee 2017,  waxaa Hotel-ka SYL ee magaalada Muqdisho lagu qabtay munaasabad ballaaran oo loogu magac daray Soomaaliyada Cusub Geeddi-Socodka Dowladnimada iyo Waxqabadka Xukuumadda. Halkudhaggaasi waa eray bixin aan laga fiirsan, loona meel-dayan,mug iyo macnana aan lahayn. Haddaba, hal-ku-dhagga ah: “Soomaaliyada Cusub” ma iska tiri Xukuummadda Raysal Wasaare...

Post

Madaxweyne Farmaajo oo dalka Turkiga kaga qeyb galaya Shirka Ururka Iskaashiga Islaamka

Muqdisho: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa umba-baxay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga. Madaxweynaha ayaa halkaas kaga qeyb-galaya shir deg-deg ah oo ay isugu imaanayaan Madaxda dalalka ku mideysan Ururka Iskaashiga Islaamka ( OIC ). Agaasimaha Warfaafinta iyo Xiriirka Warbaahinta Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdinuur Maxamed Axmed oo...

Post

Yaa u maqan dumarka iyo hooyada Soomaaliyeed?

W/Q Ubax Cabdulaahi Aden Bilowgii Oktoober ee sannadkan, 2017 ayaa fursad aanan filaneyn, marnana ku xisaabtameyn, Ilaah ii sahley. Sidaan la soconno muddo dheer ayaa laga soo shaqeynayay sidii loo dhameystiri lahaa Dastuurkeena Federaalka. Dhameystirka howshaa soo dheeraatey, waxey u egtahey in ay dowladdani ku guuleysan doonto. Maalin barqo ah, anigoo xafiiskeyga ka dhex shaqeysanaya,...

Post

Somalis protest Trump’s Jerusalem move

MOGADISHU, Somalia- Thousands of Somalis took to the streets after Friday prayers in the capital Mogadishu to protest U.S. President Donald Trump’s decision to recognize Jerusalem as the Israeli capital. The protesters, young and old, raised anti-America slogans. “Down with America, down with Israel,” they chanted. “Trump will not win this war against Muslims,” Mohamed Aadan...