Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno maanta waxaa ka mid ah: Kulankii maanta ee Baarlamaanka oo si nabad ah u furmay, maamulka Puntland oo sheegay in aysan aqbali doonin wax waliba oo ka soo baxa wada hadalka u dhaxeeyo Dowlada iyo maamulka Soomaaliland iyo warar kale.
Leave a Reply