Kulanti wacan meel kasta oo aad naga dhageysanaysaan. Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah wafdigii madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray Biljimka, xukuumadda oo maanta maamulka garoonka Aadan Cadde ku wareejisay shirkad Turkiga laga leeyahay, Guddoonka Baarlamaanka oo mooshin ka dhan ah xukuumadda loo gudbiyay, Hiiraan oo ay gaareen saraakiil ciidan Boolis ah oo AMISOM ka socda iyo howl-gallo dad lagu soo qab-qabtay oo isla hiiraan ka dhacay.
Qoddobadaas oo faahfaahsan hoos ka dhegeyso:
Leave a Reply