Wiil dhagax lagu dilay wadanka Koonfur Afrika

Halkan ka eeg wiil dhagax lagu dilay koonfur Afrika

Marxuum CabdiNaasir Maxamuud Good oo 25 jir ahaa ayaa lagu dialy dalka Koonfur Afrika si axmaq nimo ah. Dilkaasi oo koox qawlaysato ahi ay ku geysteen dhagax, iyada oo dadku iska ag marayaan markii uu uu dilkaasi dhacayay.

WardheerNews.