Raadiyo Wardheer- Barnaamij gaar ah oo aanu ku eegeyno weerarkii lixaadka lahaa ee xalay ka dhacay caasimada Soomaaliya ee Muqdisho, halkaasi oo ay weerareen koox Al Shabaab ah, oo dad badani ku dhinteen, kuwo kalena ku dhaawacmeen.
Fadlan hoos ka dhegeyso barnaamijka