Inaaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Jigjiga (CN) Jamce, Allah ha u naxariistee marxuun Xasan Cabdiraxmaan Xasan oo xalay ku geeriyooday magaalada Addis Ababa ayaa saaka lagu aasay xabaalaha sheekh cali guure.
Allah ha unaxariistee marxuumka ayaa waxaa aaskiisii kasoo qayb galay mas’uuliyiinta ugu saraysa xukuumada DDSI oo uu ugu horeeyo madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar, golaha kabineega, masuuliyiintii hore ee kililka iyo dhamaan shacabwaynaha magaalada jigjiga.
Hoos ka akhri aaskii marxuum Xasan Cabdiriaxmaan X. Xasan
Xigasho Cakaaranews