Iyadoo toddobaadadii ugu dambeeyay uu qas iyo jahawareer siyaasaddeed ka taagnaa hoggaanka Golaha Shacabka Dawladda F. Soomaaliya ayaa uu caawa Guddoomiya Golaha Shacabka Md. Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari war qoraal ah ka soo saaray dhacdooyinkii ugu dambeeyay ee ku soo kordhay qalalaasaha ka taaggan Baarlamaanka. Haddaba guji links ka hoose si aad u akhrido warsaxaafadeedka.
Warsaxaafadeed Degdeg ah oo Ka Soo Baxay Xafiiska Guddoomiyaha Golaha Shacabka

Leave a Reply