Wararka aan maanta idiin hayno waxaa ka mid ah: Roobab ka da’ay saacadihii lasoo dhaafay Muqdisho oo ay wax yeelo ka soo gaartay dadka danta yar, Meydadka Maleeshiyaad shabaab ah oo lagu arkay duleedka dagmada Buula Burte ee Hiiraan, Mudanayaal ka tirsan Barlamaanka oo madaxweynaha ka dalbaday in uu is casilo iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply