Warka Radio Wardheer

Warka Radio Wardheer

Warka Radio Wardheer  ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Soomaaliya oo shir ay u dhan-yihiin maanta galinkii danbe ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hor-yimid go’aan ka soo baxay guddiga qaban-qaabada doorashada Soomaaliya iyo warar kale.

Fadlan hoos ka dhegeyso warka Radio Wardheer:

 

 

Leave a Reply

Your email address will not be published.