Wararka aan idiin heyno manta waxaa ka mid ah: Aas Qaran oo maanta loo sameeyay Marxuum Cabdirissaaq Xaaji Xussen R/wasaarihii hore ee soomaaliya, Saraakiil ka tirsan Ciidanka Dowlada oo gaaray goobihii laga saaray Al Shabaab iyo warar kale
Warka Raadiyo Wrdheer

Leave a Reply