Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Mareykanka oo sheegay in ay Soomaaliya ka saacidi doonaan ammaanka xiliga doorashada, Qoos Soomaali ah oo xalay hoy ay ka dagganaayeen caasimadda labaad ee dalka Swedan oo Bam lagu weeraray iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
Leave a Reply