Wararka maanta ee Raadiyo Wardheer waxaa ka mid ah: Qaraxyo ka dhacay Gaalkacyo oo dad ku dhinteen, Raiisul wasaaraha Soomaaliya oo maanta Barlamaanka ka hor aqriyay qorshaha Xukuumada cusub iyo Barlamaanka oo ka doodayo iyo warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
