Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah: Wasiir ka tirsan maamulka Jubba oo ka badbaaday isku day dil, dad ku dhow 28 ruux oo ku dhintay qarax xooggan oo ka dhashay gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay oo ka dhacay magaalada Ankara .iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warak oo dhan:
