Warka Raadiyo Wardheer ee aan Idiin heyno waxaa ka mid ah:Xildhibaano ka mid ah Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay Wasaarada Amniga iyo taliyaha Nabad Sugida in ay is casilaan, Madaxweyne Gaas iyo Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya oo Adis ku kulmay iyo warar kale.
Fadlan hoos ka dhegeyso warka oo dhan:
