Wararka aan idiin hayno waxaa ka mid ah: Wasiirrada Difaaca iyo Ammaanka oo maanta lagu wado in ay hortagaan Barlamaanka Soomaaliya, Dagaal Afgooye ku dhaexmaray ciiddanka dowladda iyo maleeshiyaadka Shabaab iyo Warar kale.
Warka oo dhan hoos ka dhegeyso
