Warka Raadiyo Wardheer ee aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka oo iska fogeeyay eedeyn kaga timid Garyaqaanka Guud ee dowlada, Puntland iyo beesha caalamka oo ku heshiin waayay shirkii Garoowe iyo warar kale.
Fadlan hoos ke dhegeyso warka oo dhan:
